Press "Enter" to skip to content

Zamalek oo hanatay Horyaalka Basketball Africa League (BAL)

Kooxda Zamalek ee dalka Masar ayaa 76-63 kaga adkaatay Kooxda Tunisia ee US Monastir, ayada oo ku guuleysatay horyaalkii ugu horreeyey ee Kubadda Kolayga Afrika ee Basketball Africa League (BAL).

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: