Press "Enter" to skip to content

Yulia Stepanova oo ciyaaraha Rio ka qeybgalaysa

Xiriirka Caalamiga ah ee Ciyaaraha Fudud ayaa ogolaaday iskuday ay wadday ciyaaryahanadda Ruushka ee Yulia Stepanova, si ay ciyaaraha Olympic-ada ee Rio lagu qabanayo bisha soo socota ugu tartantano iyadoo madaxbanaan.

Sii akhriso…

 

 

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: