Press "Enter" to skip to content

Yemen: 2 Million oo Caruur ah oo Gaajo u Dhimanaya

In ka badan laba milyan oo carruur ah oo u dhashay dalka Yemen ayaa qarka u saaran in ay macaluul u dhintaan sanadkan 2021ka. Warkan ayaa waxaa Jimcihii shalay shaaca ka qaaday hay’addaha Qaramada midoobay u qaabilsan Gargaarka. 

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: