Press "Enter" to skip to content

Yaa fuliyey weerarkii lagu qaaday xarunta Nukliyeerka Iran?

Shil ka dhacay xarunta Nukliyeerka Iran ee Natanz Axaddii ayaa waxaa sababay ficil “argagixisanimo nukliyeer ah,” waxaa sidaas sheegay madaxda Nukliyeerka Iran Ali Akbar Salehi, sida uu ku warramay taleefishinka dowladda.

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: