Press "Enter" to skip to content

Xulka Somalia Ee 17-Jirada Oo Sadex Dhibcood Lagu Abaalmariyay Kadib Markii Ay Guuldaro Kala Kulmeen Ethiopia Oo Sharciga Jabisay.

Xulka Soomaaliya ee 17-jirada ayaa lagu abaalmariyay saddex dhibcood iyo 3-gool kadib markii ay qaranka Ethiopia ay ku xad gudbeen sharciga tartanka bariga iyo bartamaha Africa ee dhalinyarada 17-jirada kana socda dalka Burundi. Somalia ayaa ka qeyb galeysa tartanka lagu qabanayo Burundi iyadoo Group-a kula jirta wadamada Ethiopia, martigaliyayaasha Burundi iyo dalka Kenya, waxeyna kulankii […]

Sii akhriso…http://www.laacibnet.net/xulka-somalia-ee-17-jirada-oo-sadex-dhibcood-lagu-abaalmariyay-kadib-markii-ay-guuldaro-kala-kulmeen-ethiopia-oo-sharciga-jabisay/

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: