Press "Enter" to skip to content

Xulka Qaranka Soomaaliya oo u soo baxay Finalka tartanka Cecafa cayaartooyda da’doodu ka yar tahay 17-da sano

Arbaco, April, 25, 2018 (HOL )-Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya ku matalaya tartanka Cecafa ee cayaartooyda da’doodu ka yar tahay 17 sano ayaa ugu danbeyntii xaqiiqsaday in ay u soo baxeen Finalka tartanka kaddib markii ay 1-0 uga adkaadeen xulka Qaranka Uganda.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta25-155529.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: