Press "Enter" to skip to content

Xulka 17ka ka yar ee Soomaaliya oo rajo fiican leh

Ilaa hadda waxaa u suurto gashay xulka Soomaaliya inay hal cayaar badiyaan, midna barbarro galaan. Jimcaha ayey Kenya la cayaarayaan, rajadoodana waxay ku xiran tahay in ugu yaraan goolal yar looga badiyo, Itoobiyana ay ugu yaraan goolal aan badnayn ku badiso, haddaanba laga badin.

Sii akhriso…http://www.bbc.com/somali/cayaaraha-43809994

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: