Press "Enter" to skip to content

Xukuumadda Soomaaliya oo lagu eedeeyay in ay Baarlamaanka kala qeybineyso

Khamiis, Maarso, 15, 2018 (HOL)-Iyadoo aad moodo in uu cirka isku sii shareeray khilaafka ka dhashay Mooshinka ka dhanka ah guddoomiyaha Baarlamaanka Prof Jawaari, ayaa waxaa soo baxaya eedeymo loo jeedinayo Xukuumadda Soomaaliya oo la xiriira kala qeybsanaanta baarlamaanka.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Mar/wararka_maanta15-155039.htm

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: