Press "Enter" to skip to content

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay ganacsadihii lagu dilay magaaladda Laascaanood

Talaado, April, 10, 2018 (HOL)–Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa ka hadlay dilkii ka dhacay Laascaanood ee ganacsadaha lagu dilay, waxaanu sheegay in hawlgal lagu baadi goobayo ay ku jiraan gacan ku dhiiglaha,isla markaaana xubno lagu tuhunsan yahay dilkaasna ay gacanta ku hayaan.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta10-155356.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: