Press "Enter" to skip to content

Xubno ka tirsanaa sirdoonka Mareykanka oo qirtay inay si qarsoodi ah ugu shaqeyn jireen Imaaraadka

Saddex sarkaal oo horey ugu soo shaqeeyay hey’adaha mukhaabaraadka iyo millatariga Mareykanka ayaa qirtay in ay si qarsoodi ah ugu shaqeeyeen dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta, si ay uga caawiyaan in Imaaraadku beegsado kambuyuutarrada iyo teledoonnada cadawgiisa. 

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: