Press "Enter" to skip to content

Xubno ka tirsan guddiga tirinta codadka doorashada Awdal oo shaqada laga joojiyay

Waxaa Somaliland ka socota tirintii codadka doorashadii dhacday 31-ka bishii May, waxaana wararka ka imaanaya degmada Saylac ee gobolka Awday ay sheegayaan in xubin ka tirsan guddiga doorashada uu sheegay in isaga iyo xuno kale laga saaray goobtii lagu tirinayey codadka degmadaas.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: