Wasiirka dastuurka Soomaaliya ayaa sheegay in dawladdu ku kalsoon tahay in dasturuka la gaadhsiiyo dhammaan gobollada dalka si loo helo aragtiyaha kala duwan ka hor inta aan la dhammaystirin dib u eegistiisa dhammaadka sannadkan.
Sii akhriso…https://www.voasomali.com/a/4301915.html
Be First to Comment