Press "Enter" to skip to content

Xisbiyada Waddani iyo Ucid oo ku heshiiyay awood qeybsi siyaasadeed

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in ay doorashada kahor labada xisbi ee Waddani iyo Ucid ku heshiiyeen awood qeybsi siyaasadeed, isla markaana ay kala qaataan kuraasta guddoonka Barlamanka iyo Duqa magaalada Hargeysa.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: