Press "Enter" to skip to content

Xisbiyada Mucaaradka Somaliland oo ku dhowaaqay isbaheysi

Xisbiyada Mucaaradka Somaliland ee Waddani iyo Ucid ayaa ku dhowaaqay inay isbaheysi sameysanayaan kadib markii ay kuraasta ugu badan ka haleen doorashooyinkii Somaliland ka dhacay 31-kii May.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: