Khamiis, Maarso, 22, 2018 (HOL)-Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ayaa sheegay in kalsoonidii kala noqday Guddida doorashooyinkii Somaliland,isla markaana soo jeediyey in la kala diro komishankaasi.
Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Mar/wararka_maanta22-155133.htm
Be First to Comment