Press "Enter" to skip to content

Xildhibaanno Mowshin ka Gudbiyay Jawaari

Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaar ka mid ah xildhibaannada aqalka hoose ee baarlamaanka ay gudbiyeen mooshin ka dhan ah guddoomiyaha baarlamaanka Maxamed Cisman Jawaari, sida ay sheegayaan warar laga helay ilo lagu kalsoon yahay.

Sii akhriso…https://www.voasomali.com/a/4297983.html

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: