Isniin, Maarso, 26, 2018 (HOL)–Guddi Xildhibaanno ah oo ku shiray xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdishooo la baxay guddiga Badbaadda baarlamaanka ayaa ku eedeeyay guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Cabdiwali Ibraahim Muudeey in uu la saftay Xildhibaanada Mooshinka ka keenay Guddoomiye Jawaari.
Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Mar/wararka_maanta26-155182.htm
Be First to Comment