Jimco, Maarso, 16, 2018 (HOL) – Xarunta Villa Hargeysa ayaa maanta kulan ku yeeshey xildhibaanno ka tirsan Golaha shacabka iyo guddiga joogtada baarlamaanka oo su’aalo laga weydiinayay sida ay ku buriyeen mooshinkii laga keenay guddoomiye Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.
Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Mar/wararka_maanta16-155055.htm
Be First to Comment