Press "Enter" to skip to content

Xildhibaanno dalbaday in dib loo soo celiyay ciidamadii Ilaalada u ahaa guddoomiye Jawaari

Arbaco, April, 05, 2018 (HOL)–Xildhibaanada ka soo horjeeda mooshinka ka dhanka ah guddoomiyaha Golaha Shacabka oo xalay shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Taliyeyaasha ciidamada aanay dhex dhexaad ka aheyn xaalada siyaasadeed ee uu dalka galay.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta5-155297.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: