Press "Enter" to skip to content

Xildhibaanno Beesha caalamka uga baaqay in ay fara-galinta ka daayaan Baarlamaanka

Talaado, Maarso, 20, 2018 (HOL)–Xildhibaanada Mooshinka ka keenay Gudoomiyaha Jawaari ayaa fariin adag u diray Beesha caalamka waxaana ay sheegeen in beesha Caalamku ay faraha kala baxaan arrimaha u gaarka ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Mar/wararka_maanta20-155102.htm

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: