Press "Enter" to skip to content

Xildhibaannada Baarlamaanka oo lagu war-galiyay kulan maalinta Berri ah ka dhacaya xarunta Golaha Shacabka

Axad, April, 08, 2018 (HOL) – Warar saacadihii ugu danbeeyay soo baxay ayaa sheegaya in guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Cabdiwali Muudeey u diray xildhibaannada taageersan mooshinka isaga oo ku war-galiyay in ay ka soo qeybgalaan kulan maalinta Berri ah ka dhacaya xarunta Golaha Shacabka.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta8-155332.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: