Press "Enter" to skip to content

Xildhibaannada Baarlamaanka oo ku kala aragti duwan cida u tartami karta Kursiga guddoonka Golaha Shacabka

Jimco, April, 13, 2018 (HOL)–Inkastoo laga faraxashay khilaaf siyaasadeedkii ka dhashay mooshinkii laga keenay guddoomiyihii xilka iska casilay Prof Maxamed Cismaan Jawaari, mar kale baarlamaanka Soomaaliya ayaa wajahaya khilaaf ka abuurmaya qodob sharciyeedka ah cida u tartami karta xilka guddoomiyaha Golaha Shacabka.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta13-155387.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: