Xildhibaanad Ruqiyo Abshir oo ka mid ahayd baarlamaanka maamul goboleedka Koofur galbeed Soomaaliya ayaa caawa 8dii fiidnimo waxay dabley ku dileen degmada Shibis ee magaalada Muqdisho. Geerida xildhibaannadda waxaa BBC u xaqiijiyey wasiirka warfaafinta ee maamulka Koofur galbeed, Ugaas Xasan Cabdi Maxamed.
Sii akhriso…http://www.bbc.com/somali/war-43554719
Be First to Comment