Arbaco, April, 04, 2018 (HOL)-Iyadoo ay muuqato maanta in uusan dhicin fadhiggii lagu ballasanaa xarunta Golaha Shacabka ee Mooshinka ka dhanka ah guddoomiyaha Baarlamaanka, ayaa dhinaca kale waxaa soconaya kulamo gooni gooni ah oo ay Muqdisho ku leeyihiin xildhibaannada iska soo horjeeda.
Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta4-155287.htm
Be First to Comment