Sabti, Maarso, 24, 2018 (HOL)–Waxaa soo baxaya eedeymo culus oo shacabka ku dhaqan degmada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo u jeedinayaan dowladda Kenya, kaddib xiisad ka dhalatay darnbi Kenya ay ka dhiseyso xadka ay la wadaagto Soomaaliya.
Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Mar/wararka_maanta24-155151.htm
Be First to Comment