Press "Enter" to skip to content

Xiisad ka dhex qaraxday Russia iyo Britain kadib iska hor-imaad dhexmaray maraakiib dagaal

Russia ayaa maanta ku eedeysay Britain inay faafineyso been ku saabsan iska hor-imaad Badda Madow ku dhex-maray maraakiibta dagaalka labada dal, waxayna ka digtay inay si xooggan uga jawaabi doonto daan-daansi kale oo ay sameeyaan ciidamada badda Britain ee ku sugan xeebta gobolka Crimea.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: