Press "Enter" to skip to content

“Xidig Weyn Ayaa Baxaya, Blase Qof Weyn Ayaa Joogaya” Jose Mourinho Oo Sagootin & Soo Dhaweyn U Sameeyay Michael Carrick.

Tababare Jose Mourinho ayaa si fiican u sharfay ciyaariyahanka kasii baxaya garoomada kubadda cagta ee Michael Carrick kaas oo maalmahiisii ugu dambeeyay la qaadanaya kooxdiisa Red Devils. 36-jirka heerka caalami ee qaranka England ayaa ku dhawaaqay inuu dhamaadka fasal ciyaareedkaan ka fariisan doono ciyaaraha isla markaana uu ka mid noqon doono mid ka mid ah […]

Sii akhriso…http://www.laacibnet.net/xidig-weyn-ayaa-baxaya-blase-qof-weyn-ayaa-joogaya-jose-mourinho-oo-sagootin-soo-dhaweyn-u-sameeyay-michael-carrick/

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: