Chelsea ayaa looga digay inay halis ugu jiraan inay noqdaan Arsenal oo kale, iyadoo khabiirka Sky Sports Paul Merson uu tilmaamay isku mid ahaanshaha dhibaatooyinka ka taagan kooxaha ka dhisan waqooyiga iyo galbeedka London. Xiddigii hore ee Gunners Paul Merson ayaan ka xishoonin inuu tilmaamo waxyaabaha qaldan ee ka socda Emirates Stadium, iyadoo kooxda Arsene […]

Xiddigii Hore Ee Arsenal Paul Merson Oo Uga Digay Chelsea Inay Halis Ugu Jirto Inay Noqoto Sida Arsenal Oo Kale: “Wadadii Gunners Ayaad Ku Socotaan”
More from GudahaMore posts in Gudaha »
Be First to Comment