Gobol Victoria oo ay ku noolyihiin ku dhawaad lix Milyan iyo bar qof ayaa xayiraad deg deg ah oo aan horey loo shaacin lageliyey dalka Australia, Gobolkan ayaa ah kan ugu badan ee ay somalidu dalkan ku nool yihiin.

Xayiraad Cusub oo Lagu soo Rogey Gobolka Victoria ee Dalka Australia
More from DibaddaMore posts in Dibadda »
Be First to Comment