Press "Enter" to skip to content

Xassan Daahir Aweys oo siweyn uga horyimid dilalka ay geystaan Al-shabaab

Arbaco, April, 25, 2018 (HOL) – Sheekh Xassan Daahir Aweys oo horay uga tirsanaa hogaamiyayaasha sar sare ee kooxda Al-shabaab islamarkaana laga oo bilaabo sanadkii 2015ka maxabuus u ah dowladda Soomaaliya ayaa fariin uu warbaahinta soo gaarsiiyay ku weeraray hab dhanka iyo dilalka Ururka Al-shabaab.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta25-155530.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: