Xafiiska QM ee Soomaaliya ayaa sheegay inay dhiiri-gelisay ka qeyb-galka madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada ee shirka albaabadu u xiran yihiin ee wada-tashi ee ka socda Muqdisho.

Xafiiska QM ee Soomaaliya oo ka hadlay shirka Afisyoone
More from GudahaMore posts in Gudaha »
Be First to Comment