Press "Enter" to skip to content

Xafiiska Hantidhawrka Guud oo ka horyimid bixinta dhulka Tiyaatarka Qaranka

Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Soomaaliya ayaa ka horyimid bixinta dhul ka mid ah Tiyaatarka Qaranka oo wasaaradda warfaafinta ay ka kireysay shirkad gaar loo leeyahay, balse markii dambe ay hakisay.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: