Press "Enter" to skip to content

Xaaladda Bani'aadaminimo ee magaaalada Xuddur

Xili ay ka sii dareeyso xaaladda aadminimo, baahi daranna ay ka jirto magaalada Xuddur xarunta gobolka Bakool ayaa Wasiirka gGaadiidka iyo Mareeynta Musiibooyinka ee maamulka Koonfur Galbeed, Naasir Cabdi Caruush iyo saraakiil ka socotay hay’adaha samafalka ay booqdeen magaalada Xuddur

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: