Press "Enter" to skip to content

Win Myint oo loo doortay madaxtinimada Myanmar

Baarlamaanka Myanmar ayaa u doortay Win Myint inuu noqdo madaxweynaha xiga ee dalka, todobaad ka dib markii uu iscasilay madaxweynihii isaga ka horreeyey. Wuxuu soo noqday afhayeenka baarlamaanka iyo madaxweyne ku xigeenka Myanmar.

Sii akhriso…http://www.bbc.com/somali/war-43569519

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:

Compare

%d bloggers like this: