Press "Enter" to skip to content

Wicitaanka Dhageystaha: Xaaladda magaalada Xudur

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xaaladda magaalada Xudur ee gobolka Bakool oo muddo sanado ah ay saaran tahay xayiraad ay kusoo rogtay kooxda Al-Shabaab. Waxaa barnaamijka marti ku ah Maxamed Macallin Axmed oo ah guddoomiyaha degmada Xudur. Waxaa barnaamijka daadihinaya Nuur Xasan Nuur.

 

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: