Press "Enter" to skip to content

Wicitaanka Dhageystaha: Walaaca Soomaalida Nairobi ee afduubka

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu todobaadkaan ku saabsan yahay walaaca ay Soomaalida ku nool Nairobi ka qabaan falal afduub ah oo magaalada dhawaan loogu geystay gabdho Soomaali ah.  Barnaamijka waxaa marti ku ah Yuusuf Xasan oo ah xildhibaan ka tirsan baarlamanka Kenya, lagana soo doorto degmada Kamakunji oo xaafadda Islii ay ka tirsan tahay.

Waxaa barnaamijka soo jeedinaya Nuur Xasan Nuur.

 

 

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: