Press "Enter" to skip to content

Wicitaanka Dhageystaha: Horumarinta Af-Soomaaliga

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu ku saabsan yahay horumarinta Af-Soomaaliga, waxaana marti ku ah Prof. Maxamed Daahir Afrax, oo ah guddoomiyaha akadeemiyo goboleedka Af-Soomaaliga, kana mid ah khubarada ku xeel-dheer luuqadda Soomaalida. Waxaa soo jeedinaya Nuur Xasan Nuur.

 

 

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: