Press "Enter" to skip to content

Wicitaanka Dhageystaha: Guddoomiyaha Ururada Bulshada Rayidka

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay heshiiska ay gaareen xukuumadda Soomaaliya iyo Musharaxiinta Mucaaradka, kaasi oo dib loogu dhigay dibad-bax ka dhici lahaa Muqdisho, dowladduna raali-gelin uga bixisay rabshado magaalada ka dhacay. Waxaa barnaamijka marti ku ah guddoomiyaha ururada bulshada rayidka, Cusmaan Tahliil Shaatax.

 

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: