Press "Enter" to skip to content

Wicitaanka Dhageystaha: Doorka beesha caalamka ee Soomaaliya

Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystaha, waxa uu ku saabsan yahay doorka beesha caalamka ee Soomaaliya, gaar ahaan is-mari waaga xilligan ka taagan doorashada dalka oo ay ku heshiin la’yihiin dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada. Waxaa marti ku ah Prof. Afyare Cabdi Cilmi oo baare ka ah Jaamacadda Doha ee dalka Qatar. Waxaa soo jeedineysa Sahra Cabdi Axmed.

 

 

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: