Press "Enter" to skip to content

Wicitaanka Dhageystaha: Doorashada Soomaaliya ma ku idlaan kartaa waqtigeeda?

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay sida doorashooyinka Soomaaliya loogu soo geba-gebeyn karo waqtigii loogu talo-galay, waxaana marti ku ah Dr. Showqi Axmed Xayir oo bare sare ka ah mid ka mid ah Jaamacadah dalka Netherlands. Waxaa soo jeedinaya Nuur Xasan Nuur.

 

 

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: