Press "Enter" to skip to content

Wicitaanka Dhageystaha: Daroogada iyo dhallinyarada Soomaalida Minnesota

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dhibaatooyinka daroogada ay ku hayso dhallinyarada Soomaaliyeed ee gobolka Minnesota, halkaasi oo qaar badan oo ka mid ah ay ku dhinteen.

Waxaa marti ku ah Cabdiraxmaan Mukhtaar oo ka mid ah bulshada Soomaaliyeed, islamarkaana u dhaq-dhaqaaqa arrimaha dhallinyarada iyo caruurta. Waxaa soo jeedinaya Nuur Xasan Nuur.

 

 

 

 

 

 

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: