Press "Enter" to skip to content

WHO oo ku Talisay in Talaalka AstraZenecca loo Adeegsado Afrika

Ururka Caafimaadka Aduunka ee marka la soo gaabiyo la yirahdo WHO ayaa sheegay in talaalaka Jaamacadda Oxford – ee AstraZeneca ee xanuunka COVID-19 uu badbaadin karo nolosha dad badan, waxayna ku talisay hey’addu in loo iscticmaalo Africa, xitaa muunadda cusub ee xanuunkan ee Qaaradda wareegaya

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: