Press "Enter" to skip to content

Weji noocee ah ayuu yeelan karaa mudaharaadka ay berri iclaamiyeen mucaaradka?

Maalinta berri ee Jimacada ah ayaa la filayaa in uu magaalada Muqdisho ka dhaco mudaharaad ay ku dhawaaqeen madaxda mucaaradka Soomaaliya, halka dowladda federaalka ay mamnuucday isu imaatinka bulshada, si loo yareeyo fiditaanka Fayraska Korona ee sare u kacay.

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: