Press "Enter" to skip to content

Weeraryahanka As Roma Edin Dzeko Oo Kashifay Fariin Qoraalkii Uu Mohamed Salah U Diray Markii Ay Isku Beegmeen Roma & Liverpool.

Weeraryahanka kooxda As Roma Edin Dzeko ayaa banaanka soo dhigay fariintii uu ugu diray taleefoonkiisa saaxiibkiisii hore kooxda Mohamed Salah ka hor inta aysan labada kooxood ku kulmin garoonka Anfield. Salah ayaa 37 Malyan oo Pound ugu wareegay Liverpool xagaagii laga soo gudbay wuxuuna ka dhaxlay waqti fiican isagoo haatan noqday ciyaariyahanka ugu hadal heynta […]

Sii akhriso…http://www.laacibnet.net/weeraryahanka-as-roma-edin-dzeko-oo-kashifay-fariin-qoraalkii-uu-mohamed-salah-u-diray-markii-ay-isku-beegmeen-roma-liverpool/

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: