Press "Enter" to skip to content

Weerar sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay magaalada Dhuusamareeb

Wararka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamul goboleedka Galmudug ayaa sheegaya in rag hubeysan ay xalay gudaha magaaladaas ku dileen saddex qof oo rayid ah, kaddib markii ay rasaas ku fureen maqaayad ay ku sugnaayeen.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: