Weerarkan ayey dadka qaarkood waxay ku tilmaameen inuusan ahayn mid caadi ah. Qaar ka mid ah gabdhahaas xaaladdooda waxaa la soo sheegay in ay liidato, sida laga soo xigtay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Banaadir.
Sii akhriso…http://www.bbc.com/somali/war-43501360
Be First to Comment