Press "Enter" to skip to content

Wasiirrada Warfaafinta dowladda dhexe iyo dowlad gobolleedyada oo isku khilaafay shir ka furmay Muqdisho

Axad, April, 22, 2018 (HOL)-Waxaa soo ifbaxaya khilaaf xoog leh oo ka dhashay shir magaalada Muqdisho uga furmay Wasiirrada Warfaafinta Dowlad dhexe iyo dowlad gobolleedyada, kaddib kulan shalay ka dhacay Muqdisho oo looga hadlayay Badqabka Suxufiga.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta22-155484.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: