Press "Enter" to skip to content

Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya oo la kulmay safiirka Turkga

Talaado, April, 24, 2018 (HOL) – Wasiirka Arrimaha dibedda iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Soomaaliya Axmed Ciise Cawed iyo Safiirka Turkiga u jooga Soomaaliya Mr Olgan Bekar, ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta Wasaarada Arrimaha Dibada ee Magaalada Muqdisho waxaana si gaar ah ay uga wada hadlay habka loo xoojin karo wada shaqaynta Labada dal.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta24-155512.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: