Press "Enter" to skip to content

Wasiirada warfaafinta dowlad goboleedyada: Nama quseeyso natiijada shirka bad-qabka suxufiga ee lasoo xiray

Isniin, April, 23, 2018 (HOL)–Sii hayaha xilka wasiirka wasaaradda warfaafinta Soomaaliya, ahna wasiir kuxigeenka wasaaraddaasi Mudane C/raxmaan iidaan Yooni ayaa soo xiray shirki looga hadlayay bad-qabka saxafiga, kaa oo labadii maalmood ee u danbeeyay ka socday magaalada Muqdisho.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta23-155497.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: