Press "Enter" to skip to content

Wasiir Xoosh oo ka hor yimid hadal ka soo yeeray guddiga doorashada guddoomiyaha Golaha Shacabka

Axad, April, 22, 2018 (HOL) – Kaddib markii xubnaha guddiga qabanqaabadda doorashadda gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ay sheegeen in xubnaha ka tirsan golaha wasiiradda ee xilkaasi isku soo sharaxay iska casilaan marka hor xilka ay ka hayaan xukuumadda ayaa arintaasi waxaa su’aallo ka keenay Wasiirka Dastuurka Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibril.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta22-155489.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: